Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Xildhiban Dhooba-Daareed: “Nin iyo dowlad ayaa tartamay…”

Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed) oo tartanka doorashada Afhayeenka Baarlamaanka looga guulaystay maanta ayaa sheegay in tartanka doorashada uu ahaa NIN iyo DOWLAD.

“Haddaan kaftamo waxaan Waxaan  leeyahay nin iyo dowlad baa tartamay, nin iyo dowladna ma tartami karaan” ayuu yiri Xildhibaanka oo intaas ku daray inuu leeyahay han siyaasadeed oo isaga iyo taageerayaashiisu ay sii wadi doonaan halganka.

Waxaa si cad u soo shaac baxdau in guddoomiyaha cusub ee Golaha wakiilada Puntland uu ahaa  nin uu wado Madaxweyne Gaas oo warar aan la xaqiijin sheegayaan in loo adeegsaday kharash si codad badan loogu helo  Axmed Cabdi Xaashi.

DAAWO KAFTANKA SIYAASADEED 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON