Tuesday, June 24, 2025

DAAWO/DHAGEYSO: Shirkii Jaraa’id ee Saalax Badbaado uga baxay Baarlamaankii KMG Feb. 2010 [XUSUUS]

Waxaan dib u jaleeceynaa taariikh ku saabsan Xildhibaankii hore uga mid ahaa Baarlamaanka KMG ahaa

ee Soomaaliya oo dhowaan isku qarxiyay Muqdisho Saalax Nuux Ismaaciil (Badbaado), waana markii uu is bedelay ee uu shaaciyay inuu ka baxay Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxay ahayd 13-kii Febraayo 2010 markii uu shir jaraa’id ku qabtay Suuqa Bakaaraha oo markaas xarun u ahaa kooxihii dowladda Soomaaliya dagaalka kula jiray ee Alshabaab iyo Xisbul Islaam, wuxuuna  Saalax Badbaado cagta saaray jidka uu aakhirkii 26 July 2016 keenay inuu is-miidaamiyo isna qarxiyo.

DHAGEYSO WAREYSIGA TAARIIKHIGA AH EE SAALAX BADBAADO QABTAY XILLIGAASI


AMA HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/07KnFKfJkHw

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON