Tuesday, June 24, 2025

Dab qabsaday Guriga Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Magaalada Muqdisho

Hoyga uu degan yahay Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa 

ayaa la sheegay inuu dab qabsaday caawa.

Guriga Wasiir Odawaa ayaa  ku yaalla agagaarka Madaxtooyada, waxaana u soo gurmaday dab damiska Gobolka Banaadir oo dadaal dabkaasi lagu daminayo halkaas ka bilaabay.

Lama oga waxa sababay dabka qabsaday guriga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Odawaa, waxaase loo maleynayaa inay keentay Koronto qaraxday.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON