Monday, June 23, 2025

Dab qabsaday Suuq ku yaala xaafadda Buulo Xuubey magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in suuq ku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho uu dab qabsaday.

Dabkan ayaa ka kacay suuqa xaafada Buula-xuubey ee Degmada Wadajir isagoo geystay qasaare hantiyadeed iyo dhismooyinkii suuqaasi.

Dabka oo kacay xalay ayaa baabi’iyay dhowr  Dukaan oo suuqa ku yaalay, waxaana sida dadka degaanka ay sheegeen uu ka kacay Koronto.

Ad

Dabka oo socday saacado badan waxaa ayaa  saaka lagu guuleystay in la damiyo, waana mid ka mida shilal is daba jooga oo ka dhashay koronto, kuwaaasoo ka dhacay muddooyinkii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON