Sunday, July 13, 2025

Dab Qasaare geystay oo kacay Isgoys caan ah iyo Goobo Ganacsi oo ku yaalla Muqdisho [Sawirro]

Dab xoog leh ayaa galabta kacay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu geystay hantiyeed geystay.

Dabka ayaa ka kacay meel Suuq ah oo markiisii hore ka bilowday Kaalin Shidaal. Ciidamada dowladda xiray goobta dabka ka kaca oo kla ceyriyay dad badan oo goobta kusoo xoomay.

Dab damiska gobolka Banaadir ayaa la tacaalaya iyadoo dadaal loogu jiro daminta dabkaasi oo galaatay goobo ganacsi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON