Monday, July 14, 2025

Dab xoog leh oo Qabsaday Xarunta Tareenka Xarameyn ee magaalada Jiddah – Sacuudiga [Sawirro]

Dab xoog leh ayaa ka qabsaday xarun Tareen oo ku taalla magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo weli ay la tacaalayaan kooxaha Dab-damiska dalkaasi.

Warbaahinta Sacuudiga ayaa shaacisay in Dabka uu qabsaday xarunta Tareenka Xarameyn ee magaalada Jiddah, gaar ahaan Xaafadda Suleymaniyah, waxaana muuqaallo laga helay dabka ay muujinayaan inuu yahay dab aad u xoog badan oo hawada ay isku shareertay uurada iyo holaca ka baxaya.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya waxa dhaliyey Dabka qabsaday xarunta tareenka Xarameyn ee magaalada Jiddah, iyadoo la sheegay inuusan wax qasaare ah geysan, kana bilowday saqafka kore ee xarunta Tareenka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON