Wednesday, June 25, 2025

Dabley Caawa Nabadoon ku dishay Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa dil qorsheysan ka fulisay magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho lagu dilay oday nabadoon ahaa.

Nabadoonka ayaa  koox hubeysan oo bistoolado wadtay au ku toogteen Degamda Dharkeyley, agagaarka Macmacaanka, kadib salaadii Cishaha isagoo ka soo baxay Masjid uu ku dukaday.

Lama oga sababta loo dilay nabadoonka oo magaciisa lagu Geedi Firdhiye, waxaana goobta ka baxsaday dableyda dilka geysatay.

Maamulka degmada iyo hay’adaha ammaanka ayaan wax war ah kasoo saarin dilka caawa ka dhacay degamada Dharkeynley.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON