Wednesday, June 25, 2025

Dad ku dhintay daad ka dhashay Roob xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhowr qof ay ku dhinteen roob xoog leh oo xalay ka da’ay magaalada.

Daad ka dhashay roobkii xalay ayaa la sheegay inuu qaaday laba caruur ah iyo oday waayeel ah, kuwaasoo ku dhintay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho  oo ka mida degaanada hoose ee roobku khasaaraha ka geysto.

Roob xoog leh oo muddo socday ayaa xalay miray magaalada Muqdisho, waxaana dhibaato weyn kasoo wajahday dadka barakacayaasha ah iyo dadka degan meelaha biyo degaanada leh ee magaalada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON