Madaafiic maanta ku soo dhacday xaafado ka titan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa geysatay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Hoobiyaal gaaraya Saddex ayaa ku soo dhacay Xaafado u dhow Isgoyska Danwadaagaha Ee Degmada Wadajir, waxaana midkood uu ku dhacay Qoys ay ka dhinteen Hooyo iyo Gabar at dhashay oo so xun jirkooda u googoay.
Guri kale ayaa isna lasoo weitay inay Guri ku dhagen ayaa waxaa kuu dhimatay Gabar, halka ay ku dhaawacmeen Hooyo iyo Wiil ay dhashay.
Xaafadda xaafadaasi ayaa aad u kacsaneyd wuxuuna weerarkan imaanayaa iyadoo mdaxweyne Farmajo ku dhawaaqay xaalad dagaal.