Monday, June 23, 2025

Dadka qaba Coronavirus ee Somaliya oo ku dhow 1000 Qof & Dowladda oo shaacisay Kiisas cusub

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Covid-19, 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

Maanta oo ah 7 May 2020, sida ay sheegtay Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur waxaa dadkii laga baaray cudurka Coronavirus laga helay 55 qof oo cusub.

Dadkan ayaa kala jooga: Muqdisho: 41 qof, Puntland: 13 qof iyo Hirshaballe: Hal qof, waxaana saacadihii ugu danbeeyya cudurka u dhintay 5 qof oo hor leh, iyadoo ay boqsooden 19 kale.

Tirada guud ee dadka cudurka Coronavirus qaba gudaha Soomaaliya ayaa hadda ku dhowaatay 1000 qof, waxayna mareysaa 928, halka geeridu gaartay 44 qof; waxaana ka bogsooday guud ahaan 94 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON