Saturday, July 12, 2025

Dadka qaba Coronavirus oo kor u dhaafay 500 & Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Kiisas cusub

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Covid-19 ah, kadib baaritaankii la sameeyay 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

48 qof oo cusub ayaa lag helay cudurka Coronavirus iyadoo Jubbaland laga helay 3 Qof, halka Maamulka K/Galbeed markii ugu horeysay laga helay 4 qof, waxaana cudurka u geeriyooday 2 qof oo hor leh.

Tirada guud ee dadka cudurka qaba ee Soomaaliya ayaa hadda gaaray: 528 qof.

Dadka u dhintay ayaa maraya: 28

Halka 19 qof ay ka bogsoodeen cudurka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON