Monday, June 23, 2025

Dadka qaba Cudurka Coronavirus ee Dunida oo kor u dhaafay 2 Milyan & Mareykanka oo hoggaaminaya (Akhriso)

Dadka sida cudurka Coronavirus ayaa goor dhoweyd gaaray 2 Milyan oo qof, sida ay shaacisay Jaamacadda Johns Hopkins ee dalka Mareykanka oo diiwaangelisa kiisaska cudurkan saf-marka ah ee Covid-19 dunida oo dhan.

Wakaalada wararka sida AFP ayaa saacado ka hor shaacisay in dadka qaba cudurkan ay sare u dhaafeen 2 Milyan, laakiin daqiiqado ka hor ayey Jaamacadda Johns Hopkins tirakoobkeedu ka gudbay La Milyan oo qof (2,000,984), iyadoo dadka u dhintay ay ka badan yihiin 128,071 ruux, waxaase ka bogsooday dad ka badan Nus Milyan Qof.

Mareykanka oo ah dalka ugu badan ee ay ku sugan yihiin dadka uu soo ritay Coronavirus ayaa laga diiwaan geliyay dad gaaraya 610,000 qof, waxaana ugu dhintay cudurka 28,500 qof, iyadoo shalay oo qura dalka Mareykanka cudurka ugu dhinteen 2228 qof.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON