Monday, June 23, 2025

Dadkii cusub oo laga helay Coronavirus & Muqdisho oo markii ugu horeysay laga tiro batay..

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, waxaana 24-kii saac ee ugu danbeeyay cudurka laga helay 64 qof

Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abuukar ayaa shirkeedii jaraa’id goor dhoweyd ku sheegtay in 65-ta qof ee cudurka laag helay ay 24 ka mida joogto Koonfur Galbeed, halka 14 kale ku sugan yihiin Somalialnd, waxayna markii ugu horeysay Muqdisho gashay kaalinta saddexaad iyadoo looga bartay tirad dadka uu cudurka soo ridanayo.

Kiisaska cusub waxaa laga kala helay:

Koonfur Galbeed: 24 qof

Somaliland: 14 qof

Benadir: 13 qod

Puntland: 13 qof

Jubaland: 1 qof

Waxaa bogsooday 5 qof, iyadoo uu dhintay hal qof 24-kii saac ee lasoo dhaafay, waxana iminka tirada dadka qaba cudurka ay gaartay 1,284 qof, halka ay soo bogsoodeen 135 qof, waxaana ilaa geeriyooday: 53 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON