Monday, June 23, 2025

Dadkii ku dhintay Konteenarka oo la sheegay inaysan Soomaali ahayn

Waxaa la xaqiijiyay in 19 qof oo tahriibayaal ahaa oo ku dhintay kaidb markii ay ku neef qabatoobeen konteenar uu sida Baabuur xamuulka qaada aysan ahayn Soomaali, basle ay ay yihiin Itoobiyaan.

Maxamed Cabdullaahi oo ka mid ah Soomaali cisbitaalka ku booqatay dadkaasi oo u warramay VOA-a ayaa sheegay in magacyadii dowladda Zambia u soo gudbisay iyo muuqaalada dadkii geeriyooday ay muujinayaan inaysan dadkan ahayn Soomaali.

Waxa uu sheegay in xitaa hal qof oo ka mid ah dadkan uusan ahayn Soomaali, wuxuuna intaas ku daray in dowlada  Zambia ay war cad ka soo saari doonto.

Ad

Hore ayaa si weyn loogu shaaciyay in dadkaasi Konteenarka ku dhintay ay ahaayeen Soomaali, waxaase cadde caddaatay in ay kasoo jeedaan Itoobiya iyo dalal kale.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON