Monday, July 14, 2025

Dadweynihii ugu badnaa oo isugu soo baxay taageerada Sheekh Shariif [DAAWO SAWIRRO]

Dadweynihii ugu badnaa ayaa maanta isu soo baxay soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho ku soo laabtay kadib 4 sano markii uu xilka banneeyay.

Dadka soo dhoweeyay Shariifka ayaa xiray wadadda tagta Garoonka iyo guriga uu ka degay magaalada, waxaana la arkayay dhoolatus weyn oo siyaasadeed.

DAAWO SAWIRRO

shariif-002shariif-003shariif-3shariif-004shariif-005

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON