Sunday, July 13, 2025

Dagaal Beeleed ka Qarxay tuulooyinka ka tirsan Degmada Cadalle ee Gobolka SH/Dhexe

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal Beeleed ka qarxay tuulooyin ka tirsan degmada Cadale.

Dagaalkan ayaa yimid kadi xiisad colaadeed oo ka soo cusboonaatay  degaanadaasi oo hore ay laba beelood oo degaanka ah dagaalo soo noqnoqday ku dhex mareen.

Waxgaradka iyo siyaasyiinta beelaha Mudullood oo dadaal ugu jiray in la baajiyo colaad mar kale ka dhacda degmada Cadale ayaa ku guuldarreysatay, kadib markii mid ka mida beelaha dagaalamaya ay dhegaha ka fureysatay codsiyo loo jeediyay.

Dagaalo goosgoos ah ayaa shalay ilaa xalay laga soo weriyay degaanada hoos taga degmada Cadale, waxaana baaq kasoo saaray dagaalkan xildhibaano ka tirsan Hirshabelle.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON