Sunday, June 22, 2025

Dagaal Beeleed qasaaro geystay oo ka socda Degmada Buuhoodle

Dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelood ayaa ka socda degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer.

Dagaalkan oo saakay bilowday ayaa ka socda gudaha magaalada, waxaana wararku sheegayaan inuu dagaalku geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Maleeshiyooyin kala taageersan  Khaatumo iyo Somaliland ayaa ku dagaalamaya Buuhoodle, waxaana inta la xaqiijiyey lagu dilay labo qof iyo dhaawaca 7 kale.

Ad

Dagaalkaoo ahaa mid culus, waxaana dadka degaanka ay sheegeen in xaaladu kacsan tahay oo weli rasaastu ka dhaceyso meelo dhowr ah.

Somalilnd oo dooneysa inay halkaasi ka dhacaan doorashooyinka ay qabanqaabineyso ayaa xaaladda uga sii daray.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON