Thursday, December 8, 2022

Dagaal ka dhex qarxay Alshabaabkii ka gudbay Gobolka Hiiraan iyo Ciidamada Liyuu Boolis

Dagaal hore leh oo culus ayaa ka dhex qarxay ciidamada Liyuu Boolis ee Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya iyo Maleeshio ka tirsan Alshabaab oo ka gudubtay Gobolka Hiiraan.

Weerarka ayaa la sheegay inay qaadeen Ciidamada Liyuu Booliska, markii ay ka war heleen dagaalyahannada AlShabaab ee kao tallaabay dhinaca Soomaaliya Sabtidii iyo Axadii shalay.

Dagaalka ayaa qarxay Duhurnimadiid maanta, waxaana dadka degaanka ay sheegeen Ciidamada Liyuu booliska iyo dagaalyahannada Shabaab ay isku fara saareen degaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer.

Ad

Dhawaaqa madaafiicda iyo Rasaasta ayaa la laga maqlayaa Feer-Feer iyo degaanada ku xeeran, waana degaan 20 ilaa 30 KM ku jira gudaha xadka itoobiya.

Labada dhinac ee dagaalmaya ayaan weli ka hadlin dagaalka cusub oo imaanaya iyadoo dowlad degaanka Soomalida ay sheegeen inay soo afjareeren weerarkii Alshabaab ee degaanka Hulhul, Gobolka Afdheer.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,994FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,994FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!