Tuesday, June 24, 2025

Dagaal Shabeelada Dhexe ku dhex maray Alshabaab iyo ciidamada dowladda

Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa gobolka Shabeelada Dhexe, gaar ahaan duleedka magaalada Jowhar.

Weerarkan oo ka dhacay inta u dhaxeysa degaanada War-ciise iyo Biyacadde ayaa la sheegay in maleesjiyad Alshabab ay weerar kedis ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya.

Dadka degaanka ayaa sheegay in Alshabaab ay gubeen mid ka mida gaari ay wateen ciidamada oo ku sii jeeday degaanka Biyocadde, iyadoo hal askari la dilay dhowr kalena lagu dhaawacay weerarka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON