Sunday, June 22, 2025

Dalalka Islaamka ee aan maanta laga ciideynin munaasabadda Ciidul Adxaa (Akhriso)

Waxaa maanta guud ahaan Soomaaliya iyo dunida Islaamka looga dabaaldegayaa maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa oo ah mid ka mida labad ciidood ee ugu waaweyn Muslimiinta.

Boqortooyada Sacuudiga oo saldhig u ah Diinta ayna ku yaallaan Xaramka barakeysan ee Kacbada iyo Masjidka Rasuulka NNKH ayaa lagu raacaa ciidaha Islaamka, siiba Ciidul Adxaa oo ku xiran Xajka sanadkiiba loo tago Xaramka, laakiin waxaa jira dalal ka mida kuwa islaamka oo aan raacsaneyn si gaar ahna ciidahadooda ula goobi noqda.

Dalalka Islaamka ee aan maanta ciideynin, waxay kala yihiin:

Ad

1- Maroco

2- Mauritania

3- Pakistan

- Advertisement -

4- Brunei

5- Comoros

6- Iran

Dalalkan ayaa intooda badan shaaciyey bilowgii Bisga Dulxaj inay waayeen dhalashada bisha Axaddii, waxayna bisha u bilaabatay maalintii Isniinta, iyadoo Berri oo ay bisha July tahay 21 ay u bilaaban doonto Ciidul Adxaa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON