Dalka Qatar oo ku dhawaaqay inuu ka baxay Ururka dalalka dhoofiya Saliidda ee OPEC

Dalka Qatar ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ka baxay ururweynaha dalalka Saliida dhoofiya ee Petroleum Exporting Countries (OPEC).

Dalka Qatar ayaa ururka OPEC ku biirtay sanadkii 1961, waxaana go’aanka ah inay ka baxeyso uu ahaa mid lama filaan ah, isagoo dhaqan geli doona sanadka 2019. Qatar ayaa sabab uga dhigtay arrintan qorshe ay ku dooneyso inay horumarin ku sameyso Gaaska dabiiciga ee ay dibaddau dhoofiso oo hadda sanadkii ah 77 Milyan oo tan, iyadoo dooneysa inay gaarsiiso 110 Milyan oo tan.

Ururkan la asaasay sanadkii 1960-kii ayaa waxaa ugu horeyn dhidibadda u taagay  shan dal oo kala ah: Iran, Iraq, Kuwait, Saudi Arabia and Venezuela, waxaana lagu dhisay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.

Ad

Waxaa ka bixitaanka dalka Qatar ee ururka OPEC loo maleynayaa inuu salka ku hayo kaalinta Sacuudiga ee ururkaasi ku leedahay iyo khilaafka kala dhaxeeya dalkaasi, waxaan ururka xilligii danbe uu noqday mid aan dhowrin xeerarka u yaalla iyadoo Sacuudiga uu si iskiis ah u kordhiyo soo saarka Saliidda, siiba marka uu Mareykanku ka dalbado .

Dalalka ku jira ururka OPEC waxay kala yihiin:  Algeria . Angola .  Congo .  Ecuador .  Equatorial, Guinea .  Gabon.  Iran.  Iraq.  Kuwait .  Libya.  Nigeria .  Qatar .  Saudi Arabia .  United Arab Emirates .  Venezuela .

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

117,997FansLike
700FollowersFollow
2,760FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

117,997FansLike
700FollowersFollow
20FollowersFollow
2,760FollowersFollow

Warning: array_merge(): Argument #2 is not an array in /home/gobjoge/public_html/wp-includes/widgets/class-wp-widget-custom-html.php on line 127

Warning: array_merge(): Argument #1 is not an array in /home/gobjoge/public_html/wp-includes/widgets/class-wp-widget-custom-html.php on line 134
error: Content is protected !!