Sunday, July 13, 2025

Dallad Waxbarasho ka hor timid xirista Dugsiyada iyo jawaab ay ka bixisay Wasaaradda Waxbarashada

Daladda FPEN oo ka mida Dalladaha ugu waaweyn ee waxbarashada ayaa qoraal kasoo saartay amarka xukuumada ku xirtay goobaha waxbarashada, iyadoo dalbatay in arrintaasi dib loo eego.

Qoraalka FPENS ayaa lagu faahfaahiyay xaaladihii laga dhaxlay xayiraadii sanadki hore iyo dhibaatadii ka dhalatay, iyadoo soo jeedisay in go’aanka xirista Dugsiyada dib loo eego, laguna kormeero dhaqangelinta talooyinka caafimaad.

Wax-yar kadib qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu faray Dalladaha Waxbarashada iyo Jaamacadaha inay fuliyaan, una hoggaansamaan go’aanka xukuumadda ee muddo laba toddobaad ah lagu xiray meelaha ay ka mid yihiin Goobaha Waxbarashada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDYADA

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON