Sunday, June 29, 2025

Danjire Afey oo shaaciyay sawir muujinaya C/weli Gaas iyo C/kariin Guuleed oo dhinaca isku haya

Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay sawir muujinaya xaalad ka duwan sida ay saxaafadda ula hadlaan maamulka Puntland oo sheega inay diidan yihiin kana horjeedaan maamulka Galmudug iyo inaysan la fariisan doonin oo aanay aqoonsanayn.

Danjire Afey ayaa jawaab sawir ah oo caddeyn ah soo bandhigay wuxuuna sawirka muujinayaa C/weli Gaas iyo C/kariin Guuleed oo dhinaca isku haya isla markaana wadajir ah u dhageysanaya Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte.

HOOS KA FIIRSO SAWIRKAN OO MUUJINAYA XAALADA DHABTA AH

[ot-caption title=”GAAS & C/KARIIN” url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2015/09/sawircajiib.png”]

Afey-gaas

sawircajiib

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON