Saturday, June 28, 2025

Darawallada Bajaajyada oo bannaanbixii ugu weynaa ka dhigay Muqdisho [Sawirro]

Darawaladda Mootooyinka Bajaajyada ayaa bannaabixii ugu weynaa ka dhigay magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya ciidamada xasilinta caasimadda.

Boqolaal darawal iyo Bajaajyadooda ayaa isugu tegay taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, iyadoo sheegay in loo diidey marista wadada Makka Al-mukarrama qeybtii yareyd ee ay hore u isticmaali jireen.

Bajaajleyda ayaa ku doodaya in ciidamada Xasilinta ay u diideen inay u kala gudbaan wadadda Makka Al-mukarrama, taasoo ay ka cawdeen in shaqadooda ay ciriiri gelisay.

uddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka iyo siyaasadda ee maamulka G/Banaadir Saalax Sheekh Maxamed ayaa u tegay dibax baxayaasha, wuxuuna u sheegay in la xalin doono cabashadooda, isagoo ka codsaday in guddi ay iska dhex sameeyaan.

SAWIRRO

D3D2

D1

 

D5

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON