Wednesday, June 25, 2025

Dayax-madoobaad la saadaaliyey in Caawa laga arki doono Muqdisho & Geeska Afrika

Saadaasha xiddigista ayaa sheegeysa in caawa Soomaaliya iyo magaalooyinka Muqdisho iyo Geeska Afrika laga arki doono Dayax-madoobaad.

Saadaasha ayaa sheegeysa in  Dayax Madoobaadka Caawa laga arki koono Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka uu socon doonaa 54 daqiiqo oo ka billaaban doonta  6:14 Daqiiqo ee Maqribkii kuna eg 7:08 Daqiiqo ee fiidkii.

Sida ka muuqata saadaasha Dayax madoobaadyada laga arki doono Soomaaliya ayaa inta badan dhaca bilaha July, January iyo November 2019.

Muslimiinta ayaa markii ay dhacdooyinkan la kulmaan waxay tagaan masaajidyada iyagoo halkaasi ka ooga salaad loogi talogalay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON