Wednesday, June 25, 2025

DEDGEG: Wasiir Odowaa oo ku guuleystay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay Kursi xildhibaan oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.

C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa codad gaaraya 46 cod ku guuleystay iyadoo musharixii la tartamayay u helay 5 cod oo kaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiir C/raxmaan Odowaa
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiir C/raxmaan Odowaa

Guusha wasiirka Arrimaha Gudaha oo hore loo filayay ayaa qeyb ka ah kuraasta ay xildhibaanada aqalka hoose sida weyn uga heleen taageerayaasha madaxweyne Xasan Sheekh oo mar labaad u sharxan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON