Sunday, June 22, 2025

Degaanada Al-shabab ka taliso oo laga joojiyay shaqadii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Howlihii Isgaarsiineed iyo lacag diris ee Shirkadda Hormuud ayaa gabi ahaan laga joojiyay degaanada ay ka taliso Xarakada Alshabaab kadib markii Alshabaab tallaabadaasi qaaday. Degaanada ay  arrintani saameysan waxaa kamida Gobolka J/Dhexe, qeybo ka mida Gobolada Sh/hoose, J/Hoose. Gedo, Bay, Bakool, Galgaduud iyo degaano kale oo xarakadu ka taliso.

hormuud

Wararka ayaa sheegaya in shaqo ka joojinta Hormuud ay ka danbeysay arrimo adag oo Alshabaab ka tirsaneyso Shirkadda Isgaasiinta Hormuud, arrimahaas  oo la sheegay inay yihiin kuwo aad u culus oo keenay in tallaabadani ay qaado Alshabaab.

Ad

Dadka degaanadaasi ayaa iminka adeegsada Shirkadda kale ee Isgaarsiinta NationLink, waxaana socda waanwaan labada dhinac u dhaxeysa oo lagu doonayo in xal loogu helo arrintan.

Hore ayay ALshabaab u joojisay Adeegii ZAAD ee Hormuud iyo Internet-ka Mobile laga adeegsado ee shirkadani oo hawada ka maqan muddo dheer.

Goobjooge.com

- Advertisement -

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON