Tuesday, June 24, 2025

3 Qof oo Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus & Dad cusub oo laga helay Cudurka

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in 3 qof oo hor leh ay u dhinteen cudurka Covid-19, tiro kale oo dad ahna laga helay cudurka.

Waxaa la shaaciyey saddex qof oo ka mida dadkii gudaha dalka ku sugnaa ay geeriyoodeen, taasoo tirada guud ee dadka u dhintay cudurka ka dhigtay 5 qof.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sidoo kale shaacisay in 20 kiis oo cusub oo Coronavirus ah la helay dad u badan magaalada Muqdisho, waxayna tirada guud ee dadka qaba cudurka ay Soomaaliya hadda gaartay 80 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON