Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Afhayeenkii Galmudug oo looga yeeray Xarunta CID-da Muqdisho, laguna xiray

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in afhayeenkii Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob Da’ay) looga yeeray maanta xarunta Dembi baarista ciidamada Booliska Muqdisho CID, halkaasoo lagu xiray.

Afhayeenkan oo dhowaan sheegtay in ay afduubteen ciidamada NISA isla markaana ay tacadiyo kula kaceen ayaa looga yeeray Xarunta CID-da, waxaana la sheegay markii uu halkaas tegay in lagu xiray.

Wararka ayaa sheegaya in saraakiisha Dembi baarista ee CID-da ay baaryaaan dacwad ka dhan ah si wax looga weydiiyo eedeynta uu u jeediyey Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.

No automatic alt text available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON