Tuesday, August 5, 2025

DEGDEG: Agaasime xigeenkii Madaxtooyada oo ku guuleystay Kursigii uu banneeyay Xasan Sheekh

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in tartankii adkaa ee loogu jiray kursiga Baarlamaanka Soomaaliya ee Beesha Waceysle/Cali Gaaf lagu kala baxay.

Kursigan oo ahaa kii uu banneeyay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ku tartamayay xubnaha kala ah:

1. Eng. Cabdullaahi cali xasan
2. Saadaq C/kariin xaajii Ibraahim

Waxaana kursigan oo si adag loogu loolamay ku guuleystay waxaa ku guuleystay agaasime ku xigeenkii madaxtooyada Saadaq C/kariin Xaaji Ibraahim oo taageero weyn ka heystay maaxtooyada, isagoo helay 29 cod.

Arrintan ayaa muujineysa doorka ay Madaxtooyada ku lahayd Doorashada Cadaado iyadoo isla maanta ay xildhibaano wada noqdeen rag badan oo kooxda madaxweynaha taageersan ka mida.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON