Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Agaasimihii Warfaafinta Aqalka Cad oo xilka laga qaaday 11 maalmood kadib…

Agaasimihii Warfaafinta Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa xilka ka tegay sida ay shaacisay Warbaahinta Mareykanka.

Anthony Scaramucci oo ahaa ganacsade laga yaqaano Wall Street ayaa loo magacaabay agaasimaha cusub 21-kii bishan July, iyadoo uu markaas is casilay madixii hore Sean Spicer oo ka hor yimid magacaabidiisa.

Xilka qaadista madaxa Warfafinta ayaa la sheegay inay ka danbeysay kadib markii uu dalbaday agaasimaha cusub ee Aqalka Cad dhowaan loo magacaabay ee John Kelly oo ah jeneraal hore oo ciidamada ka tirsan.

Xaaladda Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ahayd mid aan deganeyn tan iyo markii uu xilka qabtay madaxweyne Donald Trump.

DEGDEG: Afhayeenkii Aqalka Cad ee Mareykanka oo xilka iska Casilay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON