Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Akhriso waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo Doorashadooyinka 2016

Waxaa hadda soo dhacday war ku saabsan go’aankii ugu dambeeyay  ee madaxda Madasha Qaran ay ku heshiiyeen in la qabto doorashooyinka 2016.

Goobjooge.com ayaa heshay hordhac nuqulka la diyaariyay ee goor dhow la saxiixi doonto, kaasoo wax yar ka bedel qorshihii hore aanu u baahinay.

War-murtiyeedka Madasha ayaa galabta laa shaacin doonaa, waxaana xilliga la qabanayo doorashada ay kala yihiin:

1- Baarlamaanka Aqalka sare waxaa la dooranayaa September 25

2- Baarlamaanka Aqalka Hoose waxaa la dooranayaa 10- 24 Oktoober, waxaa la dhaarinayaa 11-19 Oktoober

3) Guddoonka baarlamaanka waxaa la dooranayaa  25 October

4) Madaxweynaha Soomaaliya waxaa la dooranayaa 30 October, 2016.

Shirka Madasha ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo galabta, iyadoo degdeg loo guda geli doono diyaarinta doorashada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON