Friday, May 17, 2024

DEGDEG: Alshabaab oo caawa si kedis ah ku qabsatay Wanlaweyn

Wararka laga helayo gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamo Alshabab ah si lama filaan ah u caawa galeen degmada Wanlaweyn, halkaaso ku taala degaan ay gacanta ku haya ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM dhexdeeda.

wanlaweyn

Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamada ALshabaab ay khudbado u jeediyeen dadka degaanka iyagoo kala hadlay Masaajidaa, waxayna amar ku bixiyeen in la damiyo isgaarsiinta iyo korontada.

Ad

Lama oga sida Alshabaab ugu suuragashay inay Wanlaweyn u soo daba maraan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo maalmihii ugu danbeeyay isaga baxay degaano ka mida Sh/hoose sida Qoryooley, Taara-toorow, waxaana ugu danbeeyay degaanada Alshabaab soo galeen Aw-dheegle.

Iyadoo arrimahan oo dhami dhacayaan ayaa taliska AMISOM iyo ciidamada dowladda Federaalka ay ku adkeysanayaan inaysan jirin degaano ay ka baxeen.

Goobjooge.com

- Advertisement -

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON