Sunday, July 6, 2025

DEGDEG: Alshabaab oo la wareegtay Degaanka CeelCali ee Gobolka Hiiraan

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya  in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay goor dhoweyd qabsadeen degaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan.

Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamo fara badan oo ka tirsan Alshabaab ay soo galeen magaalada, isla markaana  ay dadka isugu yeereen iyagoo halkaasi khudbad ka jeedinaya iminka.

Xalay ayay ahayd markii Alshabaab weerar madaafiic ah ku qaaday magaalada Ceelcali oo saldhig ay ku lahaayeen ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Itoobiya, taasoo keenty inay saaka isaga baxaan ciidamada Itoobiya kuwa Soomaalida ee la socday.

Arrintan ayaa dhabarjab ah ku AMISOM iyo dowladda Soomaaliya oo hore u sheegay in Alshabaab lagu qaadayo howlgal looga sifeynayo deganaada ay heysrtaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON