Sunday, June 22, 2025

DEGDEG: Amiirka guud ee kooxda Alshabaab oo farriin cusub soo diray

Amiirka kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu farriin u soo diray dadka Soomaaliyeed, isagoo ku soo beegay munaasbadda Ciidul Adxaa.
Amiirka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmed Cumar (Abuu Cubaydah) ayay shaacisay qeybta waraabhinta Alshabaab inay baahin doonto Kalimad uu jeediyay, waxaana lagu turjumay Luqadaha English-ka iyo Sawaaxiliga.

Wararka ayaa sheegaya inuu Amiirka Alshabaab arrimo dhowr ah uga hadli doono farriintiisa, iyadoo ay tahay markii labaad ee Amiirkan codkiisa la maqlo tan iyo intii uu xilka la wareegay sanadkii 2014.

Ad

Farriinta Amiirka Alshabaab ayaa la sheegay in la baahin doono caawa, sida laga soo xigtay saraakiisha kooxdan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON