Wednesday, June 25, 2025

Baarlamaanka Soomaaliya oo codka kalsoonida siiyay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Baarlamaanka Soomaaliya uu codka kalsoonida siiyay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

Kadib khudbad kooban oo uu jeediyay Ra’iisal wasaaraha iyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga Baarlamaanka ayaa codkii loo qaaday waxay natiijadiisu noqotay.

231 ayaaxildhibaan fadhiyay

231 xildhibaan ayaa kalsoonida siisay

0 xildhibaan ayaa ka aamusay

0 xildhibaan ayaa diiday

Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ku dhawaaqay natiijada, waxaana kadib Baarlamaanada u mahad celinaay madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa isma u mahadceliyay xildhibaanada Baarlamanka. Waxaana goobta lagu dhaariyay Ra’iisal wasaaraha.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON