Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: Xasan Cali Kheyre

    Sheekh Cali Wajiis: “Kheyre waa nin Baari ah, Geesi iyo active ah, Farmaaja-na nin...

    Kulan lagu raageeray dib u dhiska Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo dadaalka uu wado Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhacay...

    Maxaa ka hortaagan Ra’iisal Wasaare Kheyre inuu sababeeyo xil qaadista furan ee Wasiirada Xukuumadiisa?

    Wasiirkii waxbarashada C/raxmaan Daahir Cismaan wuxuu u dambeeyey tiro wasiirro ah oo soo maray xukuumadda ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre, kuwaasoo xilliyo kala duwan...

    Maxaa kasoo baxay Kulankii Ra’iisal Wasaare Kheyre la yeeshay Duubabka & Odayaasha Beesha Muddullood...

    Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan qado ah la yeshay Duubabak iyo Odayaasha dhaqanka Beesha Mudullood, kadib 48 saacadood oo kulan noocan...

    Sidee Xasan Cali Kheyre ku badbaadsan karaa xilkiisa Ra’iisal wasaarenimo..? [Akhriso 3 Qodob]

    Siyaasadda xukuumadda Soomaaliya ayaa gaartay meel xasaasi ah, waxaan laga yaabaa inay arrintaan saameyn ku yeelato xilka uu hayo Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali...

    Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kharashka Waxbarashada Jaamacadda ka bixinaya 100 Arday

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku dayasho mudan isagoo ballanqaaday inuu bixiyo kharashka waxbarashada arday gaareysa 100. Arrintan ayaa...

    Ra’iisal Wasaare Xasan Kheyre oo Codsi Gaar ah u jeediyay Shacabka [Akhriso]

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa codsi gaara u diray shacabka Soomaaliyeed. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ayuu Ra'iisal wasaaraha ku  sheegay...

    SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo isagoo xiran Dareyska Milateriga booqday Goob Dalxiis

    Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ayaa booqday degaanka Goobweyn ee duledka magaalada Kismaayo. Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kormeerkiisa waxaa...

    Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Waxaan ahaa askari ka tirsan ciidamada Booliska, waardiye ayaana geli jiray..”

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay inuu hore uga tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Kormeer uu ku tegay xarunta saldhigga Booliska magaalada Muqdisho...

    Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Ma ogolaaneyno in Dhashiikeyaal lagu wato magaalada Muqdisho..” [DHAGEYSO]

    Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maanta la bilaabay fulinta amarkii hubka waaweyn looga mamnuucay magaalada Muqdisho. isagoo ka hadlayay shir beel Soomaaliyeed...

    Muxuu Xasan Kheyre uga duwan yahay Ra’iisal wasaareyaashii hore..? [Akhriso Cadaadiska saaran Wasiirada]

    Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la soo baxay dardar iyo la xisaabtan wasiirada xukuumadiisa, taasoo isbedel weyn ku keentay shaqadii wasaaradaha. Mudane...

    Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa safarkiisii ugu horeeyay ugu dhoofay Dal Carbeed

    Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa safarkiisii ugu horeeyay maanta ugad dhoofay magaalada Muqdisho. Ra'iisal wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaalkiisu ku wajahan...

    Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Lama bixin karo Canshuur-dhaaf aan anigu ogolaan…” [AKHRISO DOKUMENT]

    Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo uu ku joojinayo in cashuur loo sameeyo hay'adaha iyo ganacsatada wax kala soo dega Dekadda...

    Dhageyso: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo soo saaray Amarkii ugu weynaa ee ku socda mas’uuliyiinta...

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu adkaa kasoo saaray dadka ku kaca musuqmaasuqa.Isagoo ka hadlayay deeqaha loogu talogalay dadka tabaaleysan...

    DAAWO SAWIRRO: Ra’iisal wasaare Xasan Kheyre oo shacabkiisa Shaah la cabaya

    Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo bilaabay inuu bulshada soo dhex galo ayaa galabta la casiryeysatay qaar ka mida shacabka Muqdisho. Ra'iisal Wasaaraha ayaa...

    Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo su’aalo adag weydiiyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

    Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka ayaa su'aalo adag weydiiyay Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.Kulankan oo xalay ka dhacay xarunta...
    Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya

    Baarlamaanka oo u yeeray Ra’iisal wasaaare Xasan Cali Kheyre [Akhri sababta loogu yeeray]

    Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo xaaladda ka dhalatay Qorshaha dib u dhiska ciidamada...

    Afhayeenkii xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaqada laga fariisiyay

    Afhayeenkii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/casiis Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay in shaqadii laga fariisiyay. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu...
    137,355FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow
    error: Content is protected !!