Wednesday, July 16, 2025

Kulan magaalada Nairobi ku dhex maray Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Shariif iyo Arrimaha looga hadlay

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya uu magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynhii hore Shariif Sheekh Axmed.

Kulanka ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee dhex mara labada mas’uul intii uu Xasan Kheyre shaaciyay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2020/20211, waxayna wararku sheegayaan inay ka wadahadleen arrimaha Doorashooyinka, xaaladda dalka, tabashooyin uu Xukuumadii Xasan Kheyre ka qabay Sheekh Shariif iyo suuragalnimada iskaashi dhex mara.

Ra’iisal wasaarihii hore ayaa kulamo kala duwan ka wada magaalada Nairobi oo ay ku sugan yihiin musharixiin badan, laakiin wuxuu si degdeg ah ula kulmay Sheekh Shariif oo muddo laba bilood ah ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, kaasoo Nairobi tega shalay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON