Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Baarlamaanka oo Ra’iisal wasaaraha siiyay 14 maalmood inuu xukuumad cusub ku soo dhiso

Golaha Baarlamaanka ayaa maanta ka shiray qoraal uu soo gaarsiiyay Ra’iisal wasaare CumarC/rashiid kaasoo lagu kala diray xukuumadii uu dhowaan soo dhisay kuna codsaday in muddo 14 maalmood ah la siiyo si uu u soo dhiso xukuumad hanan karta kalsoonida Baarlamaanka.

Cod loo qaadaya in 14 maalmood oo maanta ka bilaabaneysa la siiyo Ra’iisal wasaaraha ayaa loo codeeyay, waxayna natiijadii noqotay sida soo socota:

Tirada xildhibaanada joogtay: 202

Waxaa ogolaatay: 190

Waxaa diiday: 10

Waxaa ka aamustay: 2breaking-news2

Ra’iisal wasaare CCC ayaa hadda heysta laba toddobaad oo xukuumad cusub uu ku soo dhiso

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON