War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in bandow lagu soo rogay caasimadda Muqdisho, si looga hortago cudurka Coronavirus.
Bandowga aya socon doona xilliyada habeenkii ah isagoo bilaaban doona maalinta Arbacadda 15-ka April, 2020; wuxuuna socon doona 8:00 Fiidnimo ilaa 05:00 Subaxnimo.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dagaalka lagula jiro faafinta cudurka Covid-19 ee magaalada Muqdisho oo wasaaradda caafimaadka ay sheegatay inuu ku dhex faafayo.
LA SOCO FAAHFAAHINTA…