Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Bannaanbax looga horjeedo Afgembigii Turkiga oo Muqdisho ka dhacaya

Bannaanbax looga horjeedo afgembiga dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa looga dhawaaqay inuu ka dhacayo magaalada Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay bannaanbaxaasi oo lagu taageerayo dowladda Turkiga iyo shacabka dalkaasi.

Madaxweynaha Soomaaliyaa si weyn u cambaareeyay inqilaabka Milateri ee ay isku dayeen qaar ka mida ciidamada Turkiga inay ku ridaan dowladda madaxweyne Ordogan.

Soomaaliya ayaa xiriir fiican la leh dowladda Turkiga ee uu hogaamiyo madaxweyne Orodgan, taasoo keentay inay si buuxda u garab istaagaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON