Friday, July 11, 2025

DEGDEG: Bartii Twitterka ee Telefishanka Aljazeera oo hawada laga saaray

Waxaa gebi ahaan la joojiyay bartii Telefishanka Aljazeera ku lahayd barta warbaahinta bilsahda ee Twitterka.

Bartan oo cinwaankeedu ahaa @AJArabic, ayaa lahaa malaayiin ku xiran, lamana shaacin sababta loo xayiray, marka laga reebo farriinta uu xambaarsan yahay bogga la xiray oo ah inuu jebiyay sharciyadii Twitter-ka.

Arrintan ayaa la yaab ku noqotay dadka adeegsada baraha bulshada, waxaana warkii ugu horeeyay ee kasoo yeeray agaasimaha guud ee Al-Jazeera Yasir Abuu Hilaala oo caddeeyay in la joojiyay bogga Twitterka rasmiga Al-Jazeera ugu weynaa iyadoo ay shaqeynayaa bogagga yaryar oo la xiriira.

Dadka qaar ayaa sheegaya in arrintan ay ka dambeyso weerar lagu hayo Bogga Twitter-ka, taasoo keentay inuu hawada ka baxo bogga rasmiga ah ee Aljazeera Arabic.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON