Wednesday, July 9, 2025

DEGDEG: BEERTA NABADDA EE MUQDISHO OO LA QARXIYAY

Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa caawa fiidkii lagu weeraray Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyado wararka hordhaca ah ay sheegayaan in rasaas culus ay ka dhacday.

Beerta oo ku taalla dhabarka dambe ee hotelka SYL ee Ceelgaabta waxaana qasaare weyn ka soo gaaray dadweyne fara badan oo tiradooda aan la ogeyn.

Qaraxa ayaa u dhowaa Hotelka Muna oo ka horjeeda Beerta Nabadda, waxaana xaalada ay hadda tahay mid cakiran, waxaa socota rasaas hadda istaagtay.

Wixii soo kordha la soco…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON