Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay ka wareegeen xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka cabanayaan mushaar la’aan. Waxayna ku doodayaan inay ka maqan yihiin mushaar dhowr bilood ah, iyadoo muran ka taagnaa mushaar ciidamadan hore uga maqnaa xilliyadii ugu danbeeyay ee dowladii Xasan Sheekh.

Ciidamada Gadoodka sameeyay ayaa qabsaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho, iyagoo diiday in laga baxo ama la galo.

Saraakiisha ciidamada ayaa dadaal ugu jira inay soo gabagabeeyaan gadoodka ciidamada, waana markii ugu horeysay ee gadood noocan ah ka dhaco xarunta looga taliyo ciidamada.

Ciidamada Gadoodsan ee la wareegay Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka carooday hadalkii Farmaajo

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON