Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Ciidamo Kenya iyo Mareykan ah oo Badhaadhe ku dilay in ka badan 30 Alshabaab ah

War kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay in howlgal ay qaadeen  ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan Axadii ay ku dileen 31 askari oo ka tirsan Alshabab.

Howlgalka oo ay ka qeyb galeen ciidamo Mareykan ah ayaa qoraalka lagu sheegay inuu ka dhacay degmada Badhaadhe xaruntii taliska iyo sahayda oo ay ku lahaayeen kooxda Alshabab.

Howlgalka ayay Kenya sheegtay in lagu burburiyay laba gaari oo Alshabaab lahaayeen, laguna dilay 31 maleeshiyo, isla markaana qaar kale ay dhaawacyo la cararreen.

Waxay kaloo sheegeen inay ku furteen qoryo AK 47 oo gaaraya 11 iyo laba qori oo PKM, bambooyin iyo rasaas kala duwan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON