War goor dhow kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey inay si weyn u korortay tirada dadka qaba cudurka Coronavirus.
Wasaaradda ayaa sheegtay in tirada dadka sida cudurka Covid-19 ay hadda gaartay 60 qof; taasoo ka dhigan in maalin qura ay ku soo kordheen 35 qof oo cusub oo kabadan labalaab. Dadka hore cudurka u qabay ayaa tiradoodu ahayd 25, iyadoo ay maanta Somaliland shaacisay in 3 qof oo kale cudurka laga helay degaanada maamulakasi.
Kiisaska cusub ee cudurka Coronavirus ayaa gaaraya 35 qof oo hor leh, taasoo caddeyn kale u ah inuu cudurka si weyn ugu fidayo gudaha dalka.
LA SOCO FAAHFAAHINTA…