Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Dagaal culus oo ciidamada Itoobiya & Alshabab ku dhex maray duleedka B/weyne

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu galabta ka qarxay degaanka Ceeldheer ee Galbeedka magaalda Beledweyne xarunta Gobolka Hiiraan.

breaking-news2

Dagaalka oo ciidamada AMISOM iyo kooxda Alshabaab u dhaxeeya ayaa lagu soo waramayaa in qasaare lixaad leh uu kala gaaray labada dhinac oo dhimasho iyo dhaawac leh, sidoo kale waxaa la gubay baabuur gaashaaman.

Ciidamada AMISOM siiba Itoobiyaanka ayaa wada olole ka socda inta badan gobolada ay Alshabaab ku sugan yihiin, waxaana dalka soo galay ciidamo fara badan oo Itoobiyaan oo aan xitaa intooda badan ka mid ahayn kuwa u qoran AMISOM.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON