Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Dagaal culus oo ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug ku dhex maraya Gobolka Mudug

Wararka laga helayo  Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanka Dajimaale ee Bariga Gobolka uu  ka qarxay dagaal dagaal Culus oo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Dagaalka ayaa dadka degaanka ay sheegeen inuu yahay kii ugu weynaa ee degaankaasi ka dhaca iyadoo la isku adeegsanayo gaadiidka dagaalka, waxaana jira qasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.

Dagaalka oo bilowday galabta ayaa weli xowli ku socda, wuxuuna ka dambeeyay  xiisad halkaas ka taagneyd maalmihii ugu danbeeyay. Labada maamul ee  Puntland iyo Galmudug ayaan weli wax war ah ka soo saarin dagaalkan.

FAAHFAAHINTA LA SOCO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON