Tuesday, June 24, 2025

Farmaajo oo shaaciyey inuu xarunt Afisyoone ka furay Kulan ka mida Shirkii dhammeystirka Doorashooyinka

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayuu Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku shaaciyey inuu guddoomiyey kulan hordhac u ah shirkii Afisyoone ee dhammeystirka Doorashooyinka.

Qoraalka Madaxtooyada ayaa u qornaa sida soo socota:

— Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Qaran ee dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka iyo fulinta heshiiskii 17-ka Sabteembar 2020 ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulankan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed, Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON