Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Gaari waxyaabaha qaraxa laga buuxiyay oo lagu arkay Muqdisho

Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu arkay magaalada Muqdisho, iyadoo kala carar ka dhacay goobta gaariga ku sugnaa oo ah goob dadku ku badan yihiin oo bartamaha Muqdisho ku taalla.

Gaarigan ayaa la dhigay  Baarka Blue Sky hortiisa, agagaarka Xarunta nabadsugidda ee Godka Jilacow. Ciidamada ammaanka ayaa xiray wadooyinka gala goobtaasi, iyadoo loo diiday dadka iyo gawaarida.

Ciidamada nabadsugidda iyo kuwa Booliska ayaa gaaray Goobta waxaana hadda lagu jiraa howl adag oo ah sidii loo kala furi lahaa qaraxa…

Faahfaahinta la soco

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON